Fadeexad la soo deristay Hay’adda Adeegga Caafimaadka ee dalka Kenya

Xeer ilaaliyaha guud ee Kenya, Noordin Haji, ayaa amar ku bixiyay in la baaro $ 71 milyan oo ah “wax iibsasho aan caadi ahayn” oo ay la xiriirto coronavirus oo ay sameysay Hay’adda Adeegga Caafimaadka ee Kenya (KEMSA). Shaqaalaha isbitaallada dhibaatada ugu badan la tacaalaya ee Kenya ayaa sameeyay shaqo joojin si ay u muujiyaan … Continue reading Fadeexad la soo deristay Hay’adda Adeegga Caafimaadka ee dalka Kenya